Madaxweyne Xi Jinping oo si diirran loogu soo dhoweeyey Moscow (Sawirro)

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta gaaray magaalada Moscow, isaga oo sheegay in booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago Ruushka, tan iyo markii uu billowday dagaalka Ukraine ay “dardar cusub” gelin doonto xiriirka labada dal. “Waxaan ku kalsoonahay in booqashada ay miro dhali doonto, islamarkaana dardar cusub siin doono xiriirka caafimaadka qaba ee degan … Continue reading Madaxweyne Xi Jinping oo si diirran loogu soo dhoweeyey Moscow (Sawirro)